Distrobird — Free Sales Engagement Platform

Sequences, cloud call center, shared inbox, form tracking and more — on a single platform. Double your sales team's output with fewer tools.


Xarunta Dhaqanka Iyo Suugaanta Shuuriye

linklinkedinfacebooktwitter

xaruntan waxaa loogu magac-daray abwaan faarax maxamad ‘faarax shuuriye’, oo ahaa xeeldheere suugaan iyo dhaqan, xilligiisiina ka mid ahaa kuwa ugu afmaalsan degaannada gobollada dhexe ilaa nugaal. wuxuu ku dhashay degaanka dabogalo, oo hoostaga magaalo xeebeedka xarardheere, ee gobolka mudug abbaarihii 1885, wuxuuna isaga oo 76jir ah ku geeriyooday 25-12-1961 magaalada dusmo reeb, ee xarunta gobolka galguduud, ahna caasimadda maamulka galmudug, iyada oo uu ku aasan yahay, xabaalaha ku yaalla xaafadda waaberi. xarunta dhaqanka iyo suugaanta abwaan faarax shuuriye, waxaa la aasaasay 01/04/2011. waxaa loo aasaasay, in ay noqoto xarun keydisa dhaqanka, hiddaha suugaanta, ciyaaraha iyo caadooyinka soomaaliyeed, gaar ahaan gobollada dhexe, taas oo ku taalla magaalo madaxda galmudug, ahna xarunta gobolka galguduud, ee dusmo reeb. xaruntu waxay wax ka qabaneysaa oo hormuud u tahay xarumaha kobciya, kor-u-qaada, dhawrana dhawaqa iyo dhigaalka afka, qabyatirka, hormarinta iyo hagaajinta farta

Headquarters:
-
Industry:
Non-Profit Organization Management
Founded:
-
Employees:
-
Annual Revenue:
-

Type: Nonprofit
Ticker: -

Frequently asked questions about Xarunta Dhaqanka Iyo Suugaanta Shuuriye

Let us help answer the most common questions you might have.

What is Xarunta Dhaqanka Iyo Suugaanta Shuuriye's official website?

angle left

Xarunta Dhaqanka Iyo Suugaanta Shuuriye's official website is shuuriye.org

What industry does Xarunta Dhaqanka Iyo Suugaanta Shuuriye belong to?

angle left

Xarunta Dhaqanka Iyo Suugaanta Shuuriye is in the industry of: Non-Profit Organization Management

What are Xarunta Dhaqanka Iyo Suugaanta Shuuriye's social media links?

angle left

Xarunta Dhaqanka Iyo Suugaanta Shuuriye Linkedin page

Distrobird — Free Sales Engagement Platform

Sequences, cloud call center, shared inbox, form tracking and more — on a single platform. Double your sales team's output with fewer tools.


You’ll be in good company
Calling Distrobird an all-in-one tool is an oversimplification of the value it delivers. All the workflows we need to acquire and support our SMB users across all channels are deeply integrated. I couldn’t be happier with our choice.

Jody Schnarr

CEO of Fibernetics

The #1 reason why we chose Distrobird is because it provides all the building blocks we need to engage our customers in a unified way — From email, texting, telephony and collaboration. This is probably the last tool you’ll buy for lead and customer outreach.

Laurel Palmer

Director, College Fund, Kalamazoo College

Stitching together a bunch of integrations and add-ons across multiple vendors is not my idea of productivity or efficiency. Thats why we chose Distrobird — each module is as full featured as any standalone competition.

Paul Marai

VP Digital Marketing

From Our Blog